Share with your friends via email

Hindiya:-Wiilka yar ee Ra'isulwasaaraha Canada iyo booqashadii Hindiya

Ra'isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa todobaadkan ciwaano waaweyn u samaynayay warbaahinta adduunka kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Canada, balse waxaa dareenka saxaafadda soo jiitay wiilkiisa 3 jirka ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip