Share with your friends via email

Kuuriyada Waqooyi:-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Qaatay Baasaboor Been Abuur Ah Iyo Wadanka Uu Ka Qaatay.

Cadaymo cusub oo soo ifbaxay ayaa muujinaya in hoggaamiyaha dalka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un iyo aabihiis oo xilka kaga horeeyay Kim Jong-il ay qaateen baasaboor been abuur ah oo dalka Brazil ah sanadihii 1990-naadkii.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip