Share with your friends via email

Caalamka:-Dhacdooyinka kufsiga kusoo badanaaya Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Gabar lix sano jir ah ayaa subaxnimadi isniinta lagu kufsaday Magaalada Garissa iyadoo tani ay kamid tahay dhacdooyinka kufsiga kusoo badanaaya Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip