Share with your friends via email

Farnsiiska:-Atariisho laga xaday abaalmarintii Oscars saacado kadib markii la guddoonsiiyay

Booliiska magaalada Los Angels ayaa xaqiijiyay in ay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Terry Bryant oo xaday abaalmarintii aflaamta ee Oscars ee la siiyay atarashiida Frances McDormand habeen ka hor.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip