Share with your friends via email

Hargeysa: Daawo Shirkadda TELESOM oo markii u horeysay Sheegtay Culaysyo ay xukumadihi kulmiye ku hayaan Horusocodka Shirkadda

Ganacsade Maxamed Yusuf Alloore oo kamida Saraakiisha u sarraysa Telesom ayaa Tiriyey Caqabado Xad dhaaf ah oo Xukuumadihi kulmiye isaga kala danbeeyey dalka ay shirkadda ku hayeen isago farriin cabasho iyo garnaqsi ah u diray madaxweyne muuse bixi

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip