Share with your friends via email

R-Afkashacabka: Dhegayso Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo Suugaan, sheekooyin iyo kaftan aad u badan ka soo jeediyey Bandhiga Buugaagta Hargeysa

Abwaan Weedhsame oo kamid ah Hal Abuuradii suugaanta badan ka jeediyey Hargeysa International Book Fair ayaa si weyn uga qosliyey martidii nooc walba lahayd ee soo camirta hoolka shaqaalaha ee magaalada Hargeysa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip