Share with your friends via email

Canada:-Dowladda Canada oo ciidammo u direysa dalka Mali

Dowladda Canada ayaa sheegtay in ay ciidamo iyo diyaarado ah nooca gaadiidka loo adeegsado ay u dirayso dalka Mali si ay qayb uga noqdan ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip