Share with your friends via email

Maraykanka:-Trump oo dalbaday in dil lagu xukumo dadka daroogada ka ganacsada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in dil lagu xukumo dadka daroogada ka ganacsada, arrintaas oo qayb ka ah qorshaha uu wax ooga qabanayo laqabatinka baaxadda leh ee dadka maraykanku ay ku adeegsadaan xannuun baabi'iyaha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip