Share with your friends via email

Nairobi: Shirka Wasiirrada Dalalka Bariga Afrika ee IGAD Oo Maanta Furmaya.

Shirka Wasiirada Bariga Afrika dalalka Urur Goboledka IGAD ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip