Share with your friends via email

Hindi:-Tifaftire Hindi Ah Oo Loo Xidhay In Uu Been Ka Qoray Dad Muslimiin Ah

Tifaaftire bar internet oo Hindiya ka soo baxda ayaa xabsi la dhigay, isaga oo ku eedaysan in uu baahiyay war been ah oo ku saabsan in ay dad Muslimiin ah weerareen wadaad diinta Jain rumaysan, sida ay booliisku sheegeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip