Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Oo Duqayn U Gaystay Mosul, Ciidan Dhulkana U Diray Isla Maamul Goboleedka Kurdistan Iraq
Ciidanka MaraykankaEe Saldhigoodu Yahay Canalka Suez Ee Wadanka Masar Ayaa Duqaymo Xoogan U Gaystay Habeenkii Xalay Magaalada Mosul Ee Ay Ka Arrimiso Kooxda ISIS.