Share with your friends via email

Maraykan:-Jilaa Maraykanka Caan Ka Ah Oo La Xidhay.

TJ Miller oo ah Jilaa iyo shactiroole Maraykanka u dhashay ayaa lagu soo oogay in uu booliiska ku wargaliyay halis bam oo been ah isaga oo tareen ku safraya, arrintaasna uu si ula kac ah u sameeyay, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip