Bahraan:-Dawladda Baxreyn Oo Dab Ku Sii Shiday Xiisadda Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka Carabta
Dowladda Baxreyn ayaa ku soo biirtay xiisada diblomaasiyadeed ee ka dhex qaraxyday dowladdaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, xilli bilihii la soo dhaafay uu sii xumaanayay xiriirka labada dal.