Share with your friends via email

Kuuriyadda Waqooyi:-Agaasimaha CIA Mareykanka oo la kulmay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa baahisay in agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si qarsoodi ah uu u booqday Kuuriyada Waqooyi horraantii sanadkan islamarkana uu wadahadalo toos ah la yeeshay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip