Share with your friends via email

Qofka iyo Fikirka. W/Q: Axmed Iid Aadan

Dadka badankoodu aragti ayaa ay wax ku qiimeeyaan ama ku rumeeyaan oo arrinkoodu waxa weeyi "isha ayaa macallin ah." Fikradaha inta ay rogrogaan kuma qancaan, ee marka uu qofka wataa ula yimaaddo ee uu u sheego ayaa ay isaga qancaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip