Share with your friends via email

Caalamka:-Cuba oo madaxweyne cusub loo dhaariyay

Miguel Díaz-Canel ayaa waxaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Cuba, isagoo badelaya Raul Castro kaas oo 2006 xilka kala wareegay walaalkiiga xanuunsan ee Fidel.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip