Share with your friends via email

Suuuriya:-Baadhitanno Lagu Hayo Hubka Kiimikada Ah Ee Suuriya La Sheegay Inay Isticmaashay

Laba toddobaad kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in dowladda Suuriya ay adeegsatay hubka kiimikada ayaa khubarada caalamiga ee ku takhasuusay baaritaanada hubka kiimikada waxaa ay gaareen magaaladii ay heysteen mucaaradka ee Douma.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip