Share with your friends via email

Nigeria:-Qarax Ka Dhacay Misaajid Ku Yaalla Dalka Nigeria Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Wararka ka imanaya dalkaasi Nigeria ayaa sheegaya in dad isa soo miidaamiyay ay ugu yaraan 4 qof ku dileen, dad bandanna ay ku dhaweceen Misaajid ku yaalla Waqooyi bari magaalada Bama ee gobolka Borno.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip