Share with your friends via email

Ciyaaro:-Maxamed Salax Oo Ku Guullaystay Abaal-marinta PFA Ee 2018-ka

Maxamed Salax ayaa ku guulaystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan xilli ciyaareedka 2017-18ka ee uu bixiyo ururka ay ku midaysan yihiin xirfadleyaasha kubbadda cagta Ingiriiska ee magaciisa loo soo gaabiyo PFA.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip