Share with your friends via email

Caalamka:-Hogaamiyihii Serbiyiiinta Boosniya Oo Racfaan Ka Qaadanaya Xukunkii Lagu Riday

Hogaamiyihii Serbiyiiinta Boosniya ee mar laga cabsan jiray, haatanna loo xukumay dambi dagaal, Radovan Karadzic, ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu bilaabayaa racfaanka uu ka qaatay xukunka ay ku rideen xaakimiinta Qaramada Midoobay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip