Share with your friends via email

Canada:-10 qof oo ku dhimatay gaari lagu jiirsiiyay Toronto

Toban qof ayaa dhimatay lix iyo toban kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii nin u muuqanayo inuu si ulakac ah gaari u jiirsiiyay dad marayay hareeraha waddo aad u mashquul badan oo ku taal magaalada Toronto ee waddanka Canada, booliska ayaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip