Share with your friends via email

Ciyaaro :-Liverpool Oo Afka Ciidda U Dartay Roma

Ciyaar kale oo uu si cajiib ah u dheelay Maxamed Salaax ayaa kooxda Liverpool ka caawisay in ay afka ciidda u darto kooxda Roma ee dalka Talyaaniga oo ay iskaga horyimaadeen ciyaar ka tirsan afar dhamaadka koobka Horyaallada Yurub.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip