Share with your friends via email

Dalkii maanigaa ku hadhay !!!!!! Qalinkii: Jamaal Cabdiraxmaan Bullaale

Waa ayaamo isu kaa dhiibaya. Waa toddobaado jimcayaal keliya ku suntan. Waa sannado soconaya. Waa adduun aan waxba la inaga waydiinayn. Waa arrimo la wada jecelyahay se waayuhu diiday.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip