Share with your friends via email

Djibouti: Daawo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Jabuuti Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey

Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii la magacaabay maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti. Abey Axmed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip