Share with your friends via email

Malaysia: Isbahaysiga Mucaaridka oo Guul Taariikhi Ah Gaadhay iyo Mahaatiir oo Raysal Wasaare Loo Doortay.

Raisul wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad ayaa guul taariikhi ah ka gaadhay doorashooyinka guud ee dalkaas. Sida ay muujinayaan natiijaooyinka rasmiga ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip