Share with your friends via email

Caalamka:-Hayadda Unicef Oo Soo Bandhigtay Tirada Dad Ku Nool Wadanka Congo Oo Macaluul Adag Wajahay

Hay'adda qaramada midoobay u qaabilsan caruurta ee Unicef ayaa ka digaysa in caruur gaadhaysa 400,000 oo qof oo ku sugan gobolka kasai ee jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Congo ay haysato macaluul ayna u baahan yihiin daawo iyo badbaadin nafeed

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip