Share with your friends via email

Ciraaq:-Natiijooyinka doorashada dalka Ciraaq

Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii Baarlamaaniga ahayd ee ka dhacday dalka Ciraaq Sabtidii ayaa tilmaamaya in labo xisbi siyaasadeed oo kale ay dhanka codadka kaga horreeyaan isbahaysiga uu hoggaamiyo Raisul Wasaare, Haider al-Abadi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip