Share with your friends via email

Somaliya:-Itoobiya oo Xanibtay Gurmad Ciidan Jubaland u soo dirtay Maamul-goboleedka Puntland.

Xukuumada Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii 17 May.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip