Share with your friends via email

Laascaanood: Somaliland oo sheegtay inaanay Dagaal u hamuun qabin isla markaasna Tudhaale badan ay weli muujinayaan.

Taliyaha Aagga Bari ee ciidamada qaranka somaliland ayaa sheegay inay meydadkii ay ka yaaceen ciidamada puntland ay u ururiyeen halka ciidamada puntland askariga ay dhaawac ku qabtaan ay ka dhammaynayaan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip