Share with your friends via email

"Waxan idin caddaynayaa in aan Shaqo fiican haysto baahi aan Xamar iyo Cid kale Xil uga doontaana aanay jirin."Amb Kaysar

Wasiir xigeenkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Kaysar Maxamed Cabdillaahi ayaa ka hadlay dad uu sheegay inay soo waydiiyeen in Xamar u socdo si uu xubin uga noqdo dawladda Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip