Share with your friends via email

Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka XAYSIMO Oo Bulshada Bariga Sool Ugu Baaqay In Anay Dani Ugu Jirin Qaska Cali Khaliif Ka Wado Halkaasi.

Wuxu Guddomiyuhu sheegay in Deegaanadda Sool iyo Xaysimo siyaasadda guracan ee uu waddo Cali Khaliif Galaydh, isla markaana dadka deegaankaasi ku dhaqani aanay u baahnayn dagaal iyo dhibaato hase yeeshee ay xiligan u baahan yihiin cid wax u qabanaysa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip