Share with your friends via email

Daawo: Guddomiyaha Xisbiga WADANI Md Cirro oo Xadhiga ka jaray Xarun Dhaqan oo ay Sahra Halgan ka furtay Hargeysa

Xaruntan oo la yidhaa Hiddo Dhowr ayaa lagu soo Bandhigay Alaabo Tiro badan, Sahra Halgan oo iyana Halkaas ka hadashay aya sheegtay in Xaruntan ay ballaadhin doonto isla markaasna ay jeclaysatay inay wax cusub dalka ku soo kordhiso kana fuudh yeeshay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip