Share with your friends via email

Caalamka: Israa'iil oo soo ridday diyaarad dagaal oo Suuriya leedahay

Israa'iil ayaa sheegtay in ay toogasho ku soo ridday diyaarad kuwa dagaalka ah oo ay leedahay Suuriya, taas oo gashay hawadeeda - arrintaas ayaana ah dhacdo naadir ah oo dhexmarta labadaas dal ee is haya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip