Share with your friends via email

jabuuti:"Anaga Ayaa Leh Wadankan, Dumeera Ilaa Lowya-Cado Anaga Ayaa Leh, Anaga Ayaa Ilaashanayna"

Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa khudbad u jeediyay shacabka reer Djibouti, maalintii munaasibadii Ciidda Carafo, waxaanu shacabka uga waramay waxyaabo badan oo ku xeeran dalka Djibouti.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip