Share with your friends via email

Hargaysa:-Siyaasiyiinta Somaliland Oo Si Dhaw Ula Socda Isbedalada Ka Socda Gobolka Iyo Aragtidooda Saamaynta Ay Somaliland Ku Yeelan Karaan

Madaxda siyaasadeed ee Somaliland, ayaa u muuqda inay dhammaantood aaminsanyihiin in isbedelada ka socda gobalka Geeska Afrika ay saamayn toos ah ku yeelanayaan Somaliland, waxase aad moodaa inaanay isku waafaqsanayn nooca saamayntaasi noqon karto.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip