Share with your friends via email

"“Diblomaasiyadu Kuma Dhisna Tuhun Iyo Shaki Laga Qaado Arrimo Markaas Taagan, Dawladaha Dunidana Caashaq Kama Dhexeeyo Ee Dano Ayaa Ka Dhexeeya"

Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay isbedelada ka socda mandaqada Geeska Afrika, waxaanu sheegay inaanay isbedelada socda oo ay u muhiimsanyihiin heshiiska Itoobiya iyo Ereteriya aanay wanaag mooyee marna Somaliland u keenayn dhibaat

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip