Share with your friends via email

Hargaysa:-Madaxweyne Biixi Oo Billado Guddoonsiiyay Saraakiil Ka Tirsan Milatariga Somaliland Oo Daraajooyin Sare Kaga Soo Baxay Waxbarasho Ethiopia Ay U Joogeen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shahaado-sharafeeddo ku maamuusay lix sarkaal oo kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare ka galeen jaamacadihii ay wax kasoo barteen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip