Share with your friends via email

Hargaysa:-Madaxweyne Biixi Oo Hargeysa Ka Furay Qorshaha Lagu Hayo Garsoorka Somaliland afarta Sano Ee Soo Socda + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha qaran ee lagu hagi doono bahda garsoorka Somaliland oo muddo dheer la isku soo dubbo-ridayey.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip