Share with your friends via email

Hindaya:-60 qof oo ku dhimatay Tareen dad ku jiidhay Hindiya

In ka badan 60 qof ayaa ku dhimatay 100 kalana way ku dhaawacmeen ka dib markii uu Tareen jiiray dad ku sugnaa meel u dhaw Amritsar oo ku taalla waqooyiga gobolka Punjab ee dalka Hindiya, sida ay BBC u sheegeen booliiska.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip