Share with your friends via email

Muqdisho:-Dawlada Soomaaliya Oo Baaq Nabadeed U DirtayDadka Walaalo Ah Oo Ku Dagaalamay Gobolka Sool

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay baaq nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah ee ku dirarsan deegaanada Dhumay, Dharkayngeenyo iyo nawaaxigeeda. Waxayna tacsi u dirayaan eheladii ay dadkoodi ku geeriyoodeen dirirta sokeeye.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip