Share with your friends via email

Riyaad:-Dawladda Sucuudiga Oo Ku Qancisay Dawladda Soomaaliya Inay Joojiso Mucaaradada Ay Ku Hayso Maalgashiga Dp World Ee Dekedda Berbera

Dawladda Sucuudiga, ayaa la sheegay inay ku qancisay dawladda Soomaaliya inay joojiso dagaalka mucaaradeed ee ay kaga soo horjeedo mashruuca horumarinta iyo casriyaynta dekedda Berbera ee DP world.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip