Share with your friends via email

Tanzania:-Midowga Yurub Oo Dib U Eegis Ku Samaynaya Xidhiidhka Uu La Leeyahay Dalka Tanzania. -

Midowga Yurub ayaa dib u eegis ballaaran ku samaynaya siyaasadihiisa ku aaddan dalka Tanzania sababo la xiriira wax uu Midowgaasi ku tilmaantay "Xuquuqda aadanaha iyo sarraysta Sharciga oo sii xumaanaya".

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip