Share with your friends via email
Canbaarayn Maayir Ku Xigeenka Dagmada Burco Xadhiga Cadaalad Daradaa Ee Uu Kula Kacay Labada Muwaadin Ee Shanta Cisho Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Burco Qalinkii : Aqoonayahan Deeq Samadoon
Anigoo ku hadlaaya afkayga iyo afka dhalin yarada jaamacadaha burco . waxaan sitoosa canbaaraynaynaa maamulka dawlada hoose ee magaalada burco