Share with your friends via email

Zimbabwe:-Madaxwayne Boorso Lacag Ah Laga Xaday.

Saddex qof ayaa maxkamad lagusoo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu lahaa madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalkaas, Robert Mugabe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip