Share with your friends via email

Mexico:-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump Oo Booqday Dalka Mexico.

Madaxweyne Donald Trump ayaa markale ku dhaartay inuu ku dhawaaqayo xaalad degdeg ah oo qaran si lacag loogu helo dhismaha gidaarka xadka Mareykan iyo Mexico xilli koongareesku ku gacan seeray inay ansixiyaan qarashki lagu dhisi laha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip