Share with your friends via email

Maraykan:-Madaxweyne Donald Trump Oo Diiday In Uu Waligii U Shaqeeyay Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu diiday inuu u shaqeeyo Ruushka, arrintaas oo uu kaga jawaabayay wararkii ugu dambeeyay ee su'aasha galinayay xiriirka Trump kala dhaxeeya Moscow.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip