Share with your friends via email

Jigjiga:-Qurbe-Joog Badan Oo Ku Soo Qulqulaya Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida

Tan iyo markii ay isbadalladu ka dhaceen dalka Itoobiya, gaar ahaanna Dowlad Deegaanka Soomalida ee dalkaasi ayaa waxaa dalka ku soo qulqulayay qurba jog badan kuwaas oo markoodii hore dalka ka qaxay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip