Share with your friends via email

Daawo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo ku sugan gobolka Saaxil ayaa maanta Kormeero kala duwab Kusoo Martay Dugsiyada Hoose Dhexe iyo Sare Ee magaalada berbera.

Berbera(Afka)Wasiirka wasaarada waxbarshada Somaliland marwo Zamzam Cabdi Aadam Ayaa Kormeero Kala Duwan Ku Samaysay dugsida dawlada ee magaalada berbera

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip