Share with your friends via email

Hargeysa: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyey 517 Maxbuus Munaasibada 18 May Awgeed

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-310/052019, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip