Share with your friends via email

Burco: Shirkadda Korontada HECO oo ka warbixisay sababaha ay laydhka u bakhtiinaysay maalmihi u danbeeyey oo Roobab Xooggani ka Da'ayeen Burco

Masuliyiinta shirkadda Korontada HECO ayaa Raaligelin siiyey macaamiishooda sido kalena sababeeyey waxyaabihi kellifay inay laydhka bakhtiiyaan wakhtiyada roobku da'ayo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip